arimaha bulshada

Daawo Xusuustii 21 october iyo Xuskii Kacaanka

21 Waxa ay kubeeg nayd Maalintii uu kacaan ku lawareegay talada dalka Soomaaliya Hadaba halkan kadaawo qaabkii looxusi jiray.

Qeybta arimaha bulshada

Daawo Dagaal yahanada Macawislayaasha Ladagaalama Alshabaab

Waxaa kajira Qaar Deegaanada Soomaaliya Kamida Ciidamo mawislayaal ah oo iskood isu abaabulay kana hortaga Alshabaab.

arimaha bulshada Archives

Daawo Xubinta Kalamaan ee maanta oo Maad badan
- Oct 22, 2018
Daawo Xubinta Kalamaan ee maanta oo Maad badan
Deg Deg: Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo ka Hadlay Heshiiskii ONLF iyo Ethiopia
- Oct 22, 2018
Dawlada Itoobiya iyo ONLF ayaa shalay magaalada Asmara ee dalka Iritariya ku kala saxiixday heshiis dhawr qodob ah. Hadaba madaxweynaha kililka Mudane Mustafe Muxumad Cumar (Cagjar) Ayaa uga waramay warbaahinta isagoo  ...
Kooxdu Dulmi-diid ma’ahayne Nidaam diid bay Ahaayeen! boobka Jigjiga kasocda.
- Oct 22, 2018
Maanta magaalada Jijiga waxaad Ku Arkaysaa dhaqan Diin Islaam iyo mid Gaal midna Aan Ahayn oo caalamka nidaamyada ka jira mid lagu suurayn karo uusan Jirin.           ...
Bayaanka ONLF Kasoo Sartay & Itoobiya iyo Onlf oo Qalinka Ku Duugay Heshiis
- Oct 21, 2018
Maanta oo ay taarikhdu tahay 21/10/2018 waxaa magaalada Asmara ee dalka Eritrea wadahadal uga furmay dowlada Itobiya iyo ururka xaq udiririka ah ee ONLF,wadahadaladan oo loo balansanaa ayaa waxaa ...
Qodobada ugu waaweyn ee heshiiskan qalinka lagu duugay ayaa waxaa kamid ah:
- Oct 21, 2018
Qodobada ugu waaweyn ee heshiiskan qalinka lagu duugay ayaa waxaa kamid ah: 1-In la dhameeyo colaada labada dhinac 2-Inay Dowlada Itoobiya ballan qaado inay ilaalinayso dhammaan xuquuqda siyaasiga ah ee ay ...
Jabhada ONLF & Itoobiya oo Heshiis Taariikhi ah kala Sixiix Day.
- Oct 21, 2018
Jabhada ONLF & Itoobiya oo Heshiis Taariikhi ah kala Sixiix Day. Waxaa kulan laba geesood ah isugu yimid Caasimada Wadanka Eritrea ee Asmara ergo ka socotay dawlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ...
Daawo Sheegashadii Sucuudiga oo Muran Cusub Dhalisay
- Oct 21, 2018
Boqortooyada Sucuudiga Ayaa qiratay Dilkii Wariye Jamaal hadaba qirashadaas ayaa muran Cusub dhalisay halkan kadaawo.  
Daawo Warkii idaacada Kulmiye ee Maanta
- Oct 21, 2018
Daawo Warkii idaacada Kulmiye ee Maanta

Next Page »