ciyaaraha

Daawo:Khudbaddii Jimcaha ee Sh Umal Iyo Dagaalka Masjiddul Aqsaa Qudus

Daawo:Khudbaddii Jimcaha ee Sh Umal Iyo Dagaalka Masjiddul Aqsaa Qudus.

Qeybta ciyaaraha

SIR CULUS Sanbaloolshe Madaxii Sirdoonka Soomaaliya Kiiskii Qalbidhagax.

Taliyihii hore ee Nabad Sugida Somaliya ayaa laga helay Xog Muhiim ah qaabkii loo dhiibay Qalbidhagax iyo qorshe Sir ahaa oo Madaxda DF Somaliya ay

Continue Reading »

ciyaaraha Archives

Daawo: Aziiza Maax oo Ninkeedu Si Xaqdaro Ah ugu Xidhan yahay Xabsi Ku Yaala Itoobiya 11 Sano.
- Nov 23, 2017
Waxaa ka hadashay xaalada saygeeda Marwo Casiisa Maax oo ah Xaaska Bashiir Ahmed makhtal oo ku xidhan magaalada Adis Ababa ee gumaysiga Itoobiya mudo 11 sano ah. Bashiir Axmed makhtal ayaa ...
DAAWO:SIR CULUS SABABTA CIRRO Oogu Mahadcelin waayey Muuse biixi
- Nov 22, 2017
Guushii Doorashada Maamulka Somaliland ee  Xisbiga Kulmiye kadib Waxaa dhacay isku dhaxyaac iyo cabsi laga qabo in Xisbiga Wadani Siyaasiyiintooda ay gaashaankau ku dhuftaan. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.
Somaliland Ku dhawaaqidii Natiijada Ma Ogtahay in Hotelka ugu Wayn Magaalada ay
- Nov 22, 2017
Waxaa durba laga dareemay Magaalada Hargeysa iyo Magaalooyinka Kale ee Maamulka Soomaliland Xaalada ka duwan tii hore Waxaan Buux dhaafiyey Hotelada Waawayn ee Magaalada Shaqiyaad Magac ku leh deegaanadaas kuwaas ...
Faysal Cali Waraabe oo Si lama Filaan ha ooga hadalay Doorashii Somaliland
- Nov 22, 2017
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si cajiib ah ooga hadalay Xaalada Cusub ee Maamulka Soomaaliland uu galay iyo Doorashadii ay guushu ku raacday Musharax Muuse Biixi. RIIX HALKAN ...
Eglan Show iyo Barnaamijkii Magaalada Muqdisho ay ka Samaysay
- Nov 21, 2017
Barnaamijka Eglan Show oo ah Barnaamij ka baxa Tvga  RTN ayaa ah mid dadka Somliland aad u soo jiitay. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.  
DAAWO:Sida loo Xaday Doorashada Soomaaliland iyo War Xaqiiqo ah oo la helay.
- Nov 21, 2017
Doorashada Maamulka Soomaliland ayaa la ogaaday in sitoos ah loo Xaday Doorashadii ka dhacay deegaanada Maamulka Soomaliland. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.
XOG CUSUB:Baarlamaanka Soomaaliya qorsha uu qaatay Wuxuu Salka ku hayaa Arimahan
- Nov 21, 2017
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Markii ay qaateen Kiiskii Qalbidhagax Waxay Shacabka Soomaaliyeed u arkeen in shaqadii Baarlamaanku ay Xilogan tahay mid Muhiimad Culus leh. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.
DAAWO Warar Xiiso badan iyo Madaxda Dalka oo Xiligan ku Mashquulsan Sidii loo heli lahaa
- Nov 21, 2017
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay in Madaxda Dalka Soomaaliya ay Xiligan ku mashquulsanyihii sidii ay u kordhin lahaayeen Dagaalka ay Ciidamada Somaaliyeed kula jiraan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, RIIX HALKAN ...

Next Page »