ciyaaraha

DAAWO:SIR CULUS SABABTA CIRRO Oogu Mahadcelin waayey Muuse biixi

Guushii Doorashada Maamulka Somaliland ee  Xisbiga Kulmiye kadib Waxaa dhacay isku dhaxyaac iyo cabsi laga qabo in Xisbiga Wadani Siyaasiyiintooda ay gaashaankau ku dhuftaan. RIIX

Continue Reading »

Qeybta ciyaaraha

Somaliland Ku dhawaaqidii Natiijada Ma Ogtahay in Hotelka ugu Wayn Magaalada ay

Waxaa durba laga dareemay Magaalada Hargeysa iyo Magaalooyinka Kale ee Maamulka Soomaliland Xaalada ka duwan tii hore Waxaan Buux dhaafiyey Hotelada Waawayn ee Magaalada Shaqiyaad

Continue Reading »

ciyaaraha Archives

Faysal Cali Waraabe oo Si lama Filaan ha ooga hadalay Doorashii Somaliland
- Nov 22, 2017
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si cajiib ah ooga hadalay Xaalada Cusub ee Maamulka Soomaaliland uu galay iyo Doorashadii ay guushu ku raacday Musharax Muuse Biixi. RIIX HALKAN ...
Eglan Show iyo Barnaamijkii Magaalada Muqdisho ay ka Samaysay
- Nov 21, 2017
Barnaamijka Eglan Show oo ah Barnaamij ka baxa Tvga  RTN ayaa ah mid dadka Somliland aad u soo jiitay. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.  
DAAWO:Sida loo Xaday Doorashada Soomaaliland iyo War Xaqiiqo ah oo la helay.
- Nov 21, 2017
Doorashada Maamulka Soomaliland ayaa la ogaaday in sitoos ah loo Xaday Doorashadii ka dhacay deegaanada Maamulka Soomaliland. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.
XOG CUSUB:Baarlamaanka Soomaaliya qorsha uu qaatay Wuxuu Salka ku hayaa Arimahan
- Nov 21, 2017
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Markii ay qaateen Kiiskii Qalbidhagax Waxay Shacabka Soomaaliyeed u arkeen in shaqadii Baarlamaanku ay Xilogan tahay mid Muhiimad Culus leh. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.
DAAWO Warar Xiiso badan iyo Madaxda Dalka oo Xiligan ku Mashquulsan Sidii loo heli lahaa
- Nov 21, 2017
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay in Madaxda Dalka Soomaaliya ay Xiligan ku mashquulsanyihii sidii ay u kordhin lahaayeen Dagaalka ay Ciidamada Somaaliyeed kula jiraan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, RIIX HALKAN ...
Xildhibaano Soomaaliyeed oo lagayaabo in ay go aan Culus ka qaataan.
- Nov 21, 2017
Siyaasintiin Caan ah oo ay kamid ah yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano hore ayaa Xiligan lagu wadaa in ay Go aan Culus ka qaateen Xaalada hogaanka dalka. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN. http://ogaden24.net/22542-2/
DEG DEG AH Wararkii u danbeeyey ee Gudaha dalka iyo Qaylo dhaan laga Soo Sheegay Magaaæada.
- Nov 21, 2017
Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa Wararkii u danbeeyey ee naga Soo gaadhay Gudaha Dalka iyo guud ahaan dhacdooyinkii. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.
Faah Faahinno Ka Soo Baxaya Weerar Xalay Ka Dhacay Wardhiigley
- Nov 20, 2017
Dabley hubeysan ayaa Xalay weerar ku qaaday Bar Koontorool oo ay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ku leeyihiin  Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir. RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN. Wararka ayaa sheegaya in Gaari ...

« Previous PageNext Page »