maqal iyo muuqaal

Dg Deg Daawo:Gudoomiyaha Barlamanka Mursal oo fariin adag u diray Madaxwayne Farmaajo.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu abtay goor dhawayd shir jaraa,id oo kaga hadlay xaalada baydhabo,Xaragiga Roobow iyo Ujeedada Madaxwayne farmaajo.

Qeybta maqal iyo muuqaal

Daawo:Baydhaba oo Gubanaysa iyo shacabka oo Taangiyada Itobiya Hortaagan.

Magaalada Baydhaba ee xarunta mamulka Konfur Galbeed waxaa kasocda mudaharaadyo Rabshada wata oo looga soo Horjeedo xadhigii ciidamada Itobiya u Gaysteen Mukhtaar Roobow oo u

Continue Reading »

maqal iyo muuqaal Archives

Daawo:Waa balan inaan meel saarno Qab-qablayaasha Barlamaanka sheeganaya.
- Dec 15, 2018
Ra'iisal wasare Khayre ayaa Khudbad uu xalay u Jeediyay Jaaliyada Somaaliyeed ee dalka Qatar waxaa uu cay iyo Hanjabaad isugu daray xilibanada wada moshinka Farmaajo ay xilka kaga Qaadayaan, waxaana ...
Daawo:Muqaal Qurux badan Jidka dheer ee u dhexeeya Qabridahar iyo Dhagaxbur.
- Dec 15, 2018
Wadanka Ogadenia waxaa uu Leeyahay dhul Rabi ugu deeqay Qurux dabiici ah oo meelaha Qaar ruuxa aan aqoon uu u Qaadanayo in ay tahay Goob dalxiis ahaan loo diyaariyay, dhulka ...
Daawo:Oromada oo magalada Hargaysa ku dabaaldagaysa.
- Dec 15, 2018
Shacabka Oromada ee kunool magaalada Hargaysa ee xarunta mamulka Somaliland ayaa Qabsaday xaflad ay iskood ugu dabaaldagayaan oo Garab socotay xaflad kale oo lagu xusayay wax loogu Yeedhay maalinta Qomiyadaha ...
Daawo:Sarkaal katirsan ciidanka Liyuuga Oromada oo dagalka Moyale lagu Qabtay.
- Dec 14, 2018
Shacabka Geesiga ah iska difaacaya maleeshiyada mamulka Qawlaysatada ah ee Oromada ayaa Gacanta kudhigay mid kamida saraakiisha ciidamada Oromada ee weerarada Gardarada ah kuahaya shacabka Somaaliyed ee magalada Moyale, sargaalkan ...
Daawo:Itobiya oo ciidan Hor leh oo 15-kuna Xamar Gaynaysa.
- Dec 14, 2018
Kulankii dhowaan magalada Bahardar ee xarunta mamulka Axmarada kudhex-maray madaxwayne Farmaajo iyo Ra'iisal wasaraha Itobiya, ayaa xog laga helay ila kala duwan oo Maraykanku ugu Horeeyo waxay cadaynaysaa in Labada ...
Deg deg: daawo dagaalka xawliga kusocda ee magalada Moyale Hada kasocda.
- Dec 14, 2018
Shacabka Somaaliyed ee kudhaqan magalada Moyale ayaa si Geesinimo kujirto waxay isaga difaacayaan ciidamada mamulka Hororka ah ee Oromada oo saaka weerar Qorshaysan oo culus kula kalahay shacabka, muuqaalkan kooban ...
Daawo:dagaalkii Magalada Baydhabo kadhacay ee Mukhtar Roobow lagu Qabtay.
- Dec 14, 2018
Ilaalada musharax Mukhtar Roobow Abuu Mansuur oo Garab kahelaya Kumanaan shacabka ree Baydhaba ah ayaa iskudayay inay ciidanka Itobiya kadifaacaan musharax Roobow, balse dagaal Labada dhinac dhex-maray oo dad badani ...
Daawo:Farmaajo wuxuu Noqday Kaligii Taliye aan Awood lahayn” xiliban Xaniifa.
- Dec 14, 2018
Xilibaanad Xaniifa oo kamida xilibaanada kasoo Jeeda mamulka Konfur Galbeed ayaa si Kulul uga Hadashay xadhiga Mukhtar Roobow iyo Faragalinta Kooxda Eedaysane Farmaajo kuhayso dorashada mamulkaasi, waxayna xilibanadu cod dheer ...

Next Page »