maqal iyo muuqaal

Daawo:Fanaanka Abdi Baadil oo isagoo Jarmalka Jooga Farxada Jigjiga Laqaysanaya.

Fanaanka caanka ah ee Cabdi Baadil Ibrahim iyo xubnaha Kooxda Hilaac ee dalka Jarmalka oo aad u Jeclaa inay Gudihii dalka Hooyo shacabka kula Qaybsadaan

Continue Reading »

Qeybta maqal iyo muuqaal

Daawo:Oday Faysal oo si Kulul u cambaareeyay xadhiga Mukhtar Roobow.

Gudomiyaha xisbiga UCID ee mamulka Hargaysa ayaa shacabka Baydhaba ugu baaqay inay ka dagaalamaan Faragalinta Kooxda Farmaajo kuhayso, waxaana uu bogaadiyay mudaharaadada kasocda magalada isaga

Continue Reading »

maqal iyo muuqaal Archives

Dg Deg Daawo:Gudoomiyaha Barlamanka Mursal oo fariin adag u diray Madaxwayne Farmaajo.
- Dec 15, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu abtay goor dhawayd shir jaraa,id oo kaga hadlay xaalada baydhabo,Xaragiga Roobow iyo Ujeedada Madaxwayne farmaajo.
Daawo:Baydhaba oo Gubanaysa iyo shacabka oo Taangiyada Itobiya Hortaagan.
- Dec 15, 2018
Magaalada Baydhaba ee xarunta mamulka Konfur Galbeed waxaa kasocda mudaharaadyo Rabshada wata oo looga soo Horjeedo xadhigii ciidamada Itobiya u Gaysteen Mukhtaar Roobow oo u sharaxnaa madaxtinimada mamulkaasi, Rabshadihii ugu ...
Daawo:Waa balan inaan meel saarno Qab-qablayaasha Barlamaanka sheeganaya.
- Dec 15, 2018
Ra'iisal wasare Khayre ayaa Khudbad uu xalay u Jeediyay Jaaliyada Somaaliyeed ee dalka Qatar waxaa uu cay iyo Hanjabaad isugu daray xilibanada wada moshinka Farmaajo ay xilka kaga Qaadayaan, waxaana ...
Daawo:Muqaal Qurux badan Jidka dheer ee u dhexeeya Qabridahar iyo Dhagaxbur.
- Dec 15, 2018
Wadanka Ogadenia waxaa uu Leeyahay dhul Rabi ugu deeqay Qurux dabiici ah oo meelaha Qaar ruuxa aan aqoon uu u Qaadanayo in ay tahay Goob dalxiis ahaan loo diyaariyay, dhulka ...
Daawo:Oromada oo magalada Hargaysa ku dabaaldagaysa.
- Dec 15, 2018
Shacabka Oromada ee kunool magaalada Hargaysa ee xarunta mamulka Somaliland ayaa Qabsaday xaflad ay iskood ugu dabaaldagayaan oo Garab socotay xaflad kale oo lagu xusayay wax loogu Yeedhay maalinta Qomiyadaha ...
Daawo:Sarkaal katirsan ciidanka Liyuuga Oromada oo dagalka Moyale lagu Qabtay.
- Dec 14, 2018
Shacabka Geesiga ah iska difaacaya maleeshiyada mamulka Qawlaysatada ah ee Oromada ayaa Gacanta kudhigay mid kamida saraakiisha ciidamada Oromada ee weerarada Gardarada ah kuahaya shacabka Somaaliyed ee magalada Moyale, sargaalkan ...
Daawo:Itobiya oo ciidan Hor leh oo 15-kuna Xamar Gaynaysa.
- Dec 14, 2018
Kulankii dhowaan magalada Bahardar ee xarunta mamulka Axmarada kudhex-maray madaxwayne Farmaajo iyo Ra'iisal wasaraha Itobiya, ayaa xog laga helay ila kala duwan oo Maraykanku ugu Horeeyo waxay cadaynaysaa in Labada ...
Deg deg: daawo dagaalka xawliga kusocda ee magalada Moyale Hada kasocda.
- Dec 14, 2018
Shacabka Somaaliyed ee kudhaqan magalada Moyale ayaa si Geesinimo kujirto waxay isaga difaacayaan ciidamada mamulka Hororka ah ee Oromada oo saaka weerar Qorshaysan oo culus kula kalahay shacabka, muuqaalkan kooban ...

« Previous PageNext Page »