Wararka Maanta

Mustafa Cagjar iyo Mucaaridka oo hadalo hankabaada hawada isu mariyay.

Hure Cabdi Adar oo kamida xubnaha mucaradka kana hadlayay xaalada Deeganka, fariina u dirayay xukuumada Mustafe Omer hoggaamiyo ayaa yidhi:- “Saaxibow waxaan kaga yaabay dadkii

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

Gantaalkii Shiinaha oo soo dhacay.

Wararku waxa ay sheegayaan in gantaalkii wuu soo dhacay xalay wax qasaaro ahna Susan  geysan. Gantaalkii Magaciisu Ahaa LONG MARCH 5B oo Ay Dowlada Shiinaha

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Ethiopia oo mar kale wacad ku martay in Sudan ay talaabo ka qaadayso.
- May 9, 2021
Afhayenka wasaradda arimaha dibada Ethiopia, Dina Mufti ayaa sheegay in Sudan kasoo gudubtay xuduudka, Wuxuuna weerarada Sudan u la xidhiidhiyay arrimaha biyo xidheenka Abay ama Wabiga Niil. Dina Mufti oo arimahan ...
Deg deg :Gantaalkii Shiinaha oo lasheegay in uu kudhacayo Sudan.
- May 8, 2021
Gantaalkii Shiinaha ayaa lagu qiyaasay inuu ku dhici doono Dalka Suudaan. Dadka ku nool Gobalka Waqooyiga ee Sudaan ayaa cabsi iyo jahwareer galay. kadib, markii uu Wasiirka Caafimaadka Suudaan Cumar Al-Najiib ...
Kenya oo soo dhawaysay go,aankii Soomaaliya ku soo celisay xidhiidh kii labada Dal.
- May 7, 2021
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda arimaha dibadda ee Kenya ayaa lagu soo dhaweeyey Go’aanka soomaaliya ee ah in dib loo hagaajiyo xiriirkii Diblomaasiyadeed ee xumaaday ee labada dal. War saxaafadeedka ayaa lagu ...
Baarlamaanka Ethiopia oo TPLF iyo ONAG u aqoonsatay Argagixiso.
- May 6, 2021
Barlamanka Ethiopia  ayaa waxa uu Ururada TPLF iyo ONAG u aqoonsaday in ay yihiin Argagixiso. Cod buuxa ayuu ku ansixiyay  Baarlamaanka Ethiopia go'aankii lasoo jeediyay ee ahaa in argagixiso loo aqoonsado ...
Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in ay soo celisay Xidhiidh kii Kenya kala dhexeeyay.
- May 6, 2021
Dowlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dib loo soo celiyay Xidhiidhkii dublomaasiyadeed ee kala dhexeeyau Wadanka Kenya. Dib usoo celinta xidhiidhka Kenya ayay Soomaaliya sheegtay in aanay wax saameyn ah ku ...
Wararkii ugu dambeeyay Gantaalkii Shiinaha ka baxsaday .
- May 6, 2021
Dowlada Shiinaha auaa waxa at shaaca ka qaaday Arbacadii ina dhaaftay oo Gantaal ka baxay gacanta kantoroolka,kaasi oo khatar ku ah dunida. Sida ay sheegeen wuxuu ku dul wareegayaa calaamka isagoo ...
Deg deg:Guriga Gudoomiyaha Xisbiga OLF oo caawa la weeraray.
- May 3, 2021
Wararka caawa na soo gaadhay ayaa sheegaya in ciiddamada Dawlada dhexe ee Ethiopia ay hareereyen Guriga guddoomiyaha jabhda OLF ee Oromada. Xoggaha hordhaca ee ay shaacinayaan qorayaasha  Oromadu ayaa tibaaxaya in ...
RW Abiy Ahmed Oromona mahayo Axmaarona ka Guurtay”WQ Faisal Rooble.
- May 3, 2021
Sadex sano ka hor ayey ahayd markii RW Abiy laga wada daba dhacay. Qaar Axmarada maylka adag ka mid ah ayaa sujuudii ay Xayle Selaase siin jireen mid la mid ...

Next Page »

ADS