Wararka Maanta

Dhagaysiga Dacwadii kiiska Jawar Mohamad oo markale dib loo dhigay.

Waxaa maanta lagu balansanaa in la dhagayso dacwadii kiiska siyaasiga caanka ah ee Jawar Mohamad, bale waa la dib dhigay.   Marar badan oo kale

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

Reer Wardheer oo wacad ku maray in ay difaacanayaan dhulkooda.

 Deegaanka  Cilanle ee Degmada Wardheer waxaa ka qabsoomay shir bulshada iyo hoggamin heer Deegana at isugu yimaadeen. Shirkaan ayaa ahaa mid looga arinsanayay sidii ay

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Waa maxay sababta uu markii 5aad Ismail Omar Gelle ugu guulaystay hogaaminta jabuuti?.
- Apr 10, 2021
Dalka jabuuti ayaa maalintii shalay ahayd u dareeray cod bixinta Doorashada madaxtinimada Jabuuti. Isla shay galinkii dambe ayaa la shaaciyay najiitada doorasha ,Ismail Omar gelle ayaana ku guulaystay Madaxwaynaha dalkaasi jabuuti. Mudane ...
Jabuuti oo maanta looga Dareeray cod bixinta doorashada.
- Apr 9, 2021
Shacabka Dalka jabuuti ayaa maanta u dareeray Doorashada madaxtinimada Dalkaasi. Madaxwaynaha haatan talada haya Ismaaciil Cumar Geelle iyo musharaxa kale ee lagu magacaabo Zakariye ayaa ku tartamaya kursiga Madaxwaynaha Dalkaasi. Doorashadaan oo ...
Sudan oo markale sheegatay in ay Ethiopia ka qabsadeen dhulkii ay ku muransanaayeen.
- Apr 9, 2021
Ciidamada Militariga  Sudan waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen deegaanadii xuduuda ahaa ee ay ku muransanaayeen Ethiopia. Markale ayayna ku hanjabeen in aysan ka tanaasul doonin taako ka mid ...
Heshiis hor dhac oo laga gaadhay dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta.
- Apr 9, 2021
Magaalada Adis Ababa caasimada Ethiopia ayaa lagu gaadhay Heshiis hor dhac oo ku aadan Dagaalkii Soomaalida iyo Canfarta, kaasi oo dhacay Galbeedka Gobolka Sitti. Kulan ay soo qaban qaabisay wasaarada Amniga ...
Wararkii ugu dambeeyay xiisada Ethiopia iyo Sudan.
- Apr 7, 2021
Waxaa fashil kusoo dhamaaday wada haddaladii saddex geesodka ee dalalka Itoobiya, Sudan & Masar u socday. Diyaaradaha dagaalka ee dalalka Sudan iyo Masar dhoolatus wadda jira ku sameeyay hawada saree Nile-ka, ...
Mustafa Cagjar oo fariin adag u diray Galmudug iyo Alshabaab.
- Apr 2, 2021
Madaxwaynaha deegaanka Soomaalida Mustafa Cagjar ayaa waxa uu ugu baaqay Maamulka Galmudug ,ururka Alshabaab iyo Hirshabeelle in ay isaga foogaadaan xidhiidh ka ay la samaynayaan kooxda TPLF. "Waxaa soo noq-noqonaysa iskudayga ...
Wax ka ogow sababta loo laynayo shacanka Axmaarada?
- Apr 1, 2021
Labbadii maalmood ee  lasoo dhaafay waxaa la dilay 62 qof sidda ay warinayaa warbaahinta buuralayda iyo maamulkooduba. Galbeedka Wollega ee Oromiya waxay sheegayaan in kontan qof oo Axmaaro ay maalin kahor ...
Abiy Ahmed oo cambaareeyay dilalkii Axmaarada loo gaystay.
- Apr 1, 2021
Raysal wasaaraha Ethiopia a,Abiye Ahmed ayaa cambaareeyay dilalkii dadka Axmarada loogu gaystay galbeedka gobolka Wollega ee Oromada. Wuxuuna sheegay in caddawga dibada iyo gudaha oo ku hawlan arrimahan ay rabbaan innay ...

« Previous PageNext Page »

ADS