Wararka

Khubarada UN-ka oo sheegay in Lagu rasaaseeyey Magaalada Douma Ee Wadanka Syria.

Wafdigii horudhaca ahaa ee ka socday Qaramada Midoobay oo gaadhay magaalada Douma ee dalka Siiriya si ay u baadhaan weerarkii kimikalka ee horaantii bishan deegaankaasi

Continue Reading »

Qeybta Wararka

Doorashadii Turkiga oo Wakhtigeedii Laga Soo Hormariyay.

Madaxweyne Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in bisha June ee soo socota la qaban doono doorashadii horey loo qorsheeyey inay dhacdo November 2019. Go’

Continue Reading »

Wararka Archives

Kenya oo shaacisay magacyada iyo sawirada rag lagu tuhmayo Al-shabaab.
- Apr 20, 2018
Saraakiisha Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa shaaciyay magacyada iyo sawirada Saddex dhallinyaro ah oo looga shakiyay inay u goosteen urura Al-Shabaab. Ragga Kenya ay baahisay magacyadooda iyo sawiradooda ayaa waxaa lagu ...
Xukuumada Gumaysiga oo Kharash Badan Kubixisay Qaraarkii HR 128 & Kukale oo Lawado.
- Apr 20, 2018
Xog hoose oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in xukuumada wayaanuhu ay qaraarkii Congress-ka Maraykanku ansixiyay ee HR 128 kubixisay lacag dhan 700 oo malyun oo Doller ...
Hooyo 50 Jir Ah oo Ciidanka Woyaanuhu Xalay Gurigeeda Kala Baxeen.
- Apr 20, 2018
Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar ayaa waxay sheegayaan habeenimadii xalay ay ciidanka woyaanaha iyo maleeshiyaadka hawaarinta ee ay ku adeegtaan ay ...
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumada Gumaysiga Ethiopia Abiy Ahmed oo magacaabay gole wasiiro  
- Apr 19, 2018
 Abiy Ahmed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihii hore ee wasiirada dalkaas isagoo bedelay wasiirkii hore ee gaashaandhigga. waxa uuna magacaabay toban wasiir oo cusub balse waxa uu u dhaafay xilalkoodii ...
Afhayeenka Baarlamaanka Gumaysiga Ethiopia oo loo doortay ruux dumar ah
- Apr 19, 2018
Baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa markii ugu horeysay loo doortay in guddoomiye ay ka noqoto haweeney waxaana xilkaas la wareegay wasiirkii hore ee haweenka dowlada Ethiopia Muferiat Kamil. Sida ay shaacisay wakaalada ...
Hooyo Shamso Xassan oo Lagu Dilay Magaalada Jigjiga.
- Apr 19, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ciidanka nacabkaah ee gumaysigu ay dileen haweenay shacab ah oo kusugnayd magaalada Jigjiga, taas oo sida laxaqiijiyay maalin ...
Isku shaandheeynta Golaha Wasiiradda Itoobiya
- Apr 19, 2018
- wasaaradaha waa weeyn: Oromo waxay qaadatay wasiirka Gaashaandhiga. Arimaha Dibadana way haysataa oo lama badalin. Hay’adda Dakhliga (heer wasiir); Axmaaro wasiirka Federlka (lama badalin); Tigree wasiirka Maaliyadda (lama badalin); ...
1995 /2018 , SOOYAALKA TAARIKHDA QOYSASKA NAFTOOD HURAYAASHA AY SOO MARREEN MARNA WAAD AAMUSI MARNA WAD MURUGOON MARNA WAAD CIILOON.
- Apr 19, 2018
Walaashay fartuun abdikarin sheikh muse Qalbi dhagax meysan arag inn ka badan 11 sano aabo abdikarim, goortii ay la kulmi laheyd waxaa ugu dhawaa xamar balse ma dhicin. Yaxye ...

« Previous PageNext Page »