Ciidanka Soomaaliya oo noqday Africa kan ugu tababarka wanaagsan.

Ciidamada dowlada somalia gaar ahaan kuwa kumaandooska DANAB iyo GOR_GOR ayaa noqdey mid kamida ciidamada ugu tababarka wanaagsan qaaradan africa.
Ciidamada danab oo guutadii uhoreysey tababar loo soo xidhey sanadkii 2014kii ayaa ah ciidan aad utababar adag looguna talagaley howlgalada gaarka ah.
Baadhitaan ay sameysey laanta afka soomaaliga ah ee BBC da ayaa lagu ogaadey in kamidnoqoshada ciidamada danab aad u adagtahey iyadoo qofka raba inuu kamid noqdo ciiddamada danab lamarsiiyo baadhitaan aad uqoto dheer.
Si kasta ha ahaatee ciidamada danab ayaa noqonaya kumaandooska ugu tababarka adag bariga africa.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS