Daawo:Kulan lagu soo Bandhigay Suugaanta Abwaan Nageeye Cali Khaliif.

Waxaa sidaan ku daabacay Bartiisa Facebook Nageele Cali Khaliif “Waa fiidnimo Axad ah July 19, 2020. Goobtu waa Xamar. Waa kulanka Shaah iyo Sheeko oo saaxiibbadu inta badan ku sheekeystaan. Si kooban ayaanu fursad wanaagsan isugu helay, ka dibna waxaanu uga faa’idaysanay inaanu si kooban u diiwaangelino ilaa 15 gabay oo xidhiidh ah, waliba sidii ay u kala horreeyeen. Gabayadan badankooda hore ayaa loo duubay, waxay se tani gaar ku tahay in gabayadii oo wada socda aad mar kaliya halkan ka heli karto. Sidoo kale, dhawr gabay oo hadda ka hor aan muuqaal ahaan loo duubin ayaa ku dhex jira”

HALKAAN KADAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS