Daawo:Musharaxiinta Mucaaridka ah iyo Taageerayaashooda oo Rasaas lagu furay.

Magaalada muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka dhacay Israsaasayn ,waxaana Musharaxiinta Mucaaridka ka fashilmay maanta Mudaharaad ay mudo qorshaynayeen oo lagu waday in maanta oo jimco ah uu ka qabsoomo Magada Muqdisho.

HALKAAN KADAAWO

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS