Daawo:RW Rooble oo kulan laqaatay Wasaarada Dastuuka iyo qodobada la isla meeldhigay.

Ra’iisal wasaaraha Dowlada Federaalka Dalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu kulan wadatashi ah la qaatay wasaarada Dastuurka iyo gudiyada loo xilsaarayt dib u eegista Dastuurka.

 

HALKAAN KADAAWO

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS