Deg Deg Daawo:Rw Khayre oo Xilkii laga qaaday iyo kalsooni kala laabashada Xukuumadiisa .

Baarlamaanka Dowlada Federaalka Dalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta kalsoonida kala Laabteen Raysal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Xukuumadiisa,iyadoo gudoomiyaha Baarlamaanku Madaxwayne Farmaajo ka dalbay in uu si deg deg ah Raysal wasaare u soo magacaabo.

HALKAAN KADAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS