Deg deg: Qarax hada ka dhacay Muqdisho.

Sida aan waraka ku helayno Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya.

Gaari Nooha oo watay ismiidamiye ayaa ku qarxay Koontaroolka Sayidka.

Gaarigan aya sida la sheegay si xoog ah kaga soo gudbay ciidankii kontaroolka dabka joogay walloow rasaas ay ooda uga qaadeyn xiligii uu kontaroolka ka baxsanayay Gaargaasi.

Qasaaro ayaa jira balse wali lama ogaan cida waxyeelay ama wax ku noqotay qaraxaas.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS