Deg Deg: RW Rooble oo ka hadlay Dagaalkii ka dhacay Muqdisho Shacabkana Fariin u diray.

Raiisal wasaaraha Xukuumada Federaalka Dalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu goor dhawayd ka hadlay dagaalkii Magalad muqdsho maanta ka dhacay ,taasi oo sababtay Khasaare soo gaaray dad shacab ah.

RW Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay naftooda iyo Maalkoodaba ilaalsadaan iskana jiraan kuwa Burburka iyo boobka u horseedaya.

 

HALKAAN KADAAWO 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS