Deg deg:Guriga Gudoomiyaha Xisbiga OLF oo caawa la weeraray.

Wararka caawa na soo gaadhay ayaa sheegaya in ciiddamada Dawlada dhexe ee Ethiopia ay hareereyen Guriga guddoomiyaha jabhda OLF ee Oromada.

Xoggaha hordhaca ee ay shaacinayaan qorayaasha¬† Oromadu ayaa tibaaxaya in waddadii Jawhar Mohamed la mariyay iminkana lala doonayo Da’ud ibsa.

Wararka ayaa sheegaya in rasaas laga maqlayo agagaarka guriga guddoomiyaha OLF, Da’ud Ibsa.

Wali Dawladda dhexe wax war ah kama soo saarin dhacdadaan.

 

,

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS