Ethiopia”Qofkii Hal milyan oo lacag ah gurigiisa laga helo Ciidanka Amaanka ayaa la wareegaya”.

Ethiopia waxa ay maanta soosaartay go,aan xadidaya lacaga guryaha la dhigto Lacag hal milyan gaadhaysa ciddii gurigeeda lagu arko in ciidamada qaranku la wareegaan ayaa la go’aamiyay.
Arintaan ayaa waxa ay saamayn doontaa dadka Soomaalida ah bulshooyinka kale ee dega Ethiopia.
Dhanka kale waxaa isbedel lagu sameeyay lacaga Ethiopia Lacagta Ethiopia Gaar ahaan 10,50,100 ayaa Isbedel lagu sameeyey si looga Hortago lacagaha Been abuurka ah.
Sidoo Kale Waxaa Lasoo saaray 200 Bir ah oo iskuyaala oon Horey usii Jirin.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS