Fanaaniinta Mohamed Biibshe,Qaali ladan,Mohamed Kaadheeri iyo Nimca Happy ayaa Hees ku maamuusay Sanadguurada ONLF.

Fanaaninta kala ah Mohamed Biibshe,Mohamed Kaadheeri ,Qaali Ladan iyo Nimca happy oo ka mid ah dhalinyarada loogu jecelyahay fankaan dambe ee casriga ah ayaa waxa ay Hees kaga qay qaateen Sanadguurada Jabhada ONLF oo sanad walba la maamuuso 15 bisha Augsto,

HALKAN KADAAWO

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS