Gantaalkii Shiinaha oo soo dhacay.

Wararku waxa ay sheegayaan in gantaalkii wuu soo dhacay xalay wax qasaaro ahna SusanĀ  geysan.

Gantaalkii Magaciisu Ahaa LONG MARCH 5B oo Ay Dowlada Shiinaha Hawada u Dirtay,Kadibna Ay Xakameyn kari wayday Ayaa La Sheegay in uu Ku Soo Dhacay Badweynta Indian Ocean Meel Dhaw Waqooyiga Jasiirada Maldives.

Gantaalkan oo Soo Dhacay Xalay Markii Ay Saacadu Geeska Afrika Ahayd 10:24PM Ayaana Sheegin Wax Qasaaro Ah oo Uu Geystay.

Gantaalkan oo Uu Culeyskiisu u Dhaxeeyay 18 ilaa 22 tan ayaa Dowlada Shiinaha Waxa ay Hawada u Dirtay 29 Bishii Hore ee APRIL

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS