Golaha Federation-ka Ethiopia oo ka hadlay Astaanta Xisbiga Barwaaqo iyo ololaha doorashada.
Aadan Faarax Afayeenka Gollaha Federation-ka Dalka oo maanta ka hadlayay Munaasibada Daahfurka Astaanta Xisbiga Barwaaqo ayaa yidhi.
“Waxaa lasoo maray marxalad aan Shacabka Soomalida loo aqoonsaneyn iney yihiin Muwaadiniin Itoobiyaana balse hada ay Astaan muhiima u yihiin Itoobiya”
Markii hore Muwaadiniin Itoobiyaana Shacabka Soomalida looma aqoonsaneyn balse hada waa loo aqoonsan yahay weeye biyo dhaca hadalka Afayeenka Gollaha Federation-ka .
W/Q Shardiid Macalin.