Gudoomiyaha OLF”Doorashada Ethiopia ka dhacaysa kama qayb galayno”.

Guddomiyaha ONAG, Da”ud Ibsa ayaa sheegay innaysan doorashada soo socota ka qayb gali doonin, wuxuuna u sabbabeeyay in xafiisyadoodii iyo xubnahoodii xabsiga la dhigay. Si kastaba ha ahaatee Da’ud Ibsa wuxuu xaqiijiyay innaysan doorashada qayb ka noqon doonin. Xisbigan ayaa kamida xisbiga labbada garab u kala jabay, ee dacwadoodu komishinka doorashoyinka gaadhay. Xisbiga Oromada ee OFC ayaa isna horay u sheegay innay addagtahay innay doorashada ka qayb galaan, maaddama xubno baddan ka xidhan yihiin wallow aysan go’aan kama dambaysa sidda OLF ka qaadanin.

Caasimada dalka ee Addiss-Ababa waxaa maalinta bariya ka bilaabmi doona olalahii doorashada, waxaana bari kulamo qaban doono xisbiyada Ezema iyo Balderas.

Xisbiyo kale ayaa waddadan qaadi soona, Tollow yaa ku xigi doona?

W-Q:- Macalinka Soomaliyeed(Ms)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS