Gudoomiyaha Xisbiga EZEMA oo dhaliil u jeediyay Abiy Ahmed iyo xisbigiisa.

Prof Berhanu Nega oo ah Guddomiyaha xisbiga EZEMA ayaa maanta haddal jeedintiisii si dadban u dhaliilay xisbiga Barwaaqo, wuxuuna yidhi: “Guluub maanu la iman, waxaan keenay Iftiin.”

Xisbiga Barwaaqo ayaa astaantisa doorashada ka dhigtay guluub, balse dadka xisbiga Ezema ayaa keenay dood odhanaysa; “Iftiinka rabaaniga mooye, ambool(Guluub) muxuu tarayaa?”.

Siddeed u arragtaa dooda xisbiga Ezema.

W-Qv:- Macalinka Soomaliyeed(Ms)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS