Gudoomiyihii Gaarisa Cali Bunow oo Xabsiga lootaxaabay.

Gudoomiyihii Gobolka Gaarisa Cali Bunow Qorane ayaa xabsiga la dhigay kadib markii lagu eedeeyay in uu musuqmaasuqay lacago loogu tala galay dhismaha gooba dadwayne.

Cali Bunow ayaa la sheegay in uu musuqmaasuqay lacag gaadhaysa 20 bilyan oo doolar,khamiistii ayaa dacwad oogaha dalka kenya nuuradiin xaaji ayaa dalbaday in xabsiga loo taxaabo.

caawa ayaa la dhigay cali bunow xabsiga la dhigay isaga iyo ilaa 4 ruux oo kale ,lacaga uu lunsaday ayaa ahayd mid wadooyinka lagu dayac tirayo iyo  suuqa laga hirgalinayay magaalada Gaarisa ee caasimada Gobolka Waqooyi Bari kenya.

Maalinka beri ah ayuu maxkamad wajihii doonaa cali Bunow waxaana laga dhursugayaa bal waxa ay ku xukunto maxkamadu.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS