Korneyl Caare Oo weerar Afka ah ku qaaday Taliyaha Ciidanka Somaliland

(Ogaden24.net) Kornayl Caare oo ah sargaal ka goostay maamulka soomaliland ayaa maanta si aad ah uga jawaabay hadal kasoo yeedhay taliyaha ciidanka somaliland kaasi oo sheegay in kornayl caare uu dad shacab ah dilay…

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkaasi oo dhan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS