Taliyaha ciidanka Somaliland hadii xilka laga qaadi waayo, Hargeysa nabad kuma seexanayso!.

(Ogaden24.net) Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani Oo Ah Suldaanka Guud Ee Beelweynta Habar-Yoonis (Isaaq) Iyo Salaadiinta Beesha ayaa ku hanjabay Nuux Taliyaha ciidanka Somaliland hadii xilka laga qaadi waayo, Hargeysa nabad kuma seexanayso!.

Riix Halkan Oo ka Bogo Qalaasaha soo wajahay Somaliland

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS