Deg Deg: Garoonka Diyaaradaha Magaalada Diridhaba oo Inuu Xidhmo Qarka Usaaran.

(Ogaden24.net) Sida uu German Radio usheegay maareeyaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Diridhaba Yared Tilaye, garoonka magaalada ayaa qarka usaaran inuu gabi ahaanba shaqada joojiyo taasoo ay sabab utahay deegaamayn sharci daro ah oo lagu hareereeyay garoonka.

Maareeyaha ayaa sheegay in garoonka oo kufadhiya dhul baaxad balaadhan oo u dhax ah ama ukala qaybsan gobolka Sitti ee deegaanka soomaalida iyo maamulka Diridhaba uu wajahayo caqabad balaadhan oo ay sabab utahay deegaamayn sharcidaro ah oo garoonku kala kulmayo dhinaca maamulka Diridhaba…

Riix Halkan Oo ka Bogo Warkaasi Oo Dhamaystira

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS