Farmaajo Oo Doonaya In Loosameeyey Mudo Kordhin iyo Cali Geedi Oo ka Digay

(Ogaden24.net) Cali Maxamed Geedi ayaa isagoo ka qeyb galayay Shir lagu qabtay Garoowe ayuu soo hadal qaaday Warar ku saabsan in Madaxda hadda jirta ee dowlada soomaaliya qaarkood ay doonayaan inay sameeyaan mudo kororsi ayaa waxaa uu sheegay in Ummadda Somaaliyeed aysan u baahneyn muddo kororsi,isla markaana hadii ay isku dayaan Madaxda Dowladda aan laga aqbaleyn… Hoos ka Dhagayso Xogta warkaasi oo dhan,,

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS