Kenya Oo Bilawday Dhoofinta Shidaalka Dalkeeda Markii Ugu horaysay

(Ogaden24.net) Dawladda Kenya ayaa maanta si tijaabo ah u billowday dhoofinta saliidda cayriin oo laga dhoofiyey dekedda magaalada Mombasa. Haddii ay Kenya suuq hesho waxay ganacsi ahaan u billaabi doontaa dhoofinta saliidda sannadka 2023-ka…

Riix Halkan Oo ka Bogo Warkaasi Oo Dhamaystiran

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS