Tirada Dhaawaca Ayaa ah Shan Dhalinyaro ah Magaalada Qabridahar + Sawiro

(Ogaden24.net) Wararka ka imaanaya magaalada Qabridahar ee xarunta gobolka Qoraxey ayaa sheegaya in Shil gaari oo Magaaladda Khabridahar ka dhacay uu sababay dhaawac xoogan oo soo gaadhay shan dhalin yaro ah oo kamid ah dadka magaalada

Shilkan gaadhi ayaa waxaa sababay kadib markii gaadhi wayen oo ah nooca dhismaha uu jiidhay mooto bajaas ah saarnaayeen dhalinyaro lagu sheegay tiro ahaan shan.

majiro dhac dhimasho ah illaa hada inkasta oo laga dayrinyao qaarkmid ah dhaawaca dhalinyarada oo ah mid halis ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS