Danjiraka dalka Kanada u fadhiya Itoobiya oo booqasho ku yimid magaalada Jigjiga + Sawiro.

(Ogaden24.net) Danjiraha dawlada Kanada u fadhiya dalkan Itoobiya Ambassador Antoine Chevrier oo ay wehelinayaa mas’uuliin sare oo ka socdey isla safaarada dalka Kanada ee fadhigeedu yahay magaalada Addis Ababa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil Waal international airport.

Safiirka iyo wafdiga uu hogaaminaayey ayaa la kulmey madaxweyneha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, waxaaney ka wada hadleen arimaha nabad galyada horu marka iyo kaalinta ay dawlada Kanada ka qaadneyso isbadala ka socda deegaanka

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS