Kenya iyo Itoobiya oo Heshiis Kala Saxiixday.

(Ogaden24.net) Wararka ka imaanaya magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ayaa sheegayaa in Ethiopia iyo kenya ay kala saxiixdeen heshiis muhiim ah.

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka itoobiya Burhanu Tssegaye iyo dhigiisa kenya ayaa maanta heshiis ay labada wadan kala saxiixdeen qalinka ugu duugay.

Heshiiskan ayaa ah mid iskaasho oo kusaabsan wadar ula dagaalanka iyo iswaydaarsiga danbiyada xuduudaha katalaaba.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS