Waa kuma Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya?

(Ogaden24.net) Toddobaadkan waxaa xilka taliyennimada ciidamada dawladda Soomaaliya la wareegay Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo askarinnimada qortay 14 sano ka hor.

Jeneral Odawaa ayaa xilka kala wareegay Jeneral Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe oo xilka soo hayey muddo ku dhowaad sanad ah.

Halkan Riix Oo ka Bogo Xogta Warkaasi oo Dhamaystiran

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS