Somaliland Oo Amaro layaableh dhul Dhigtay Saxaafada Gaarka loo leeyahay

(Ogaden24.net) Warsaxaafeedka wasaaradda warfaafinta somaliland kasoo baxay, ayaa lagu yidhi: ‘’Wasaaraddu waxay go’aamisay, in Telefishanada madaxa bannaan warark ay soo tebiyaan soo horraysiiyaan wararka ku saabsan jamhuuriyadda Somaliland, maadaama aynu kala nahay laba dawladood, sidoo kale wararka Soomaaliya ay ku daraan, wararka dibadda’’

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS