Aadan Barre Ducaale iyo Xildhibaano kale oo la soo eedeeyay.

Arintaan ayaa gudigu u sababeeyay in ay haystaan Jinsiyado dalalkale ,taasi oo ay ku macneeyeen in qof dhalasho wadan kale haysta uusan dalkaan daacad unoqon karin kana mid ahaanayn xubnaha Baarlamaanka dalka kenya.
Aadan Barre Ducaale ayaa ka mid ah xildhibaanada lagu soo eedeeyay arintaan,balse hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya, Aaden Barre Ducaale ayaa beeniyay in uu haysto dhalashada dal kale

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS