Madaxwaynihii hore ee Galmudug Abdikarim Gulled oo eedayn kulul u jeediyay Dowlada Soomaaliya.

Madaxwaynhihii hore ee maamulka Galmudug Abdikariim Xuseen Guuleed oo maanta kismaanyo gaadhay ayaa waxa uu si kulul u eedeeyay Dowlada federaalka Dalka Soomaaliya,isaga oo sheegay in ay Khalad wayn tahay in Kismaanyola cunaqabateeyo.

 

Guuleed waxaa uu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in maanta dowlad Soomaaliyeed ay Cunaqabateyn saarto qeybo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed.

Geesta Kale Mudane Guuleed ayaa sheegay in ay ka qeyb gali doonaan Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland oo doorashadiisa ay ku dhacday si xor iyo xalaal ah.

Dowlada dhexe ayuu Abdikariin Guulee ugu baaqay in ay kalaabato Go,aankeedi ahaa xayiraada ay saartay Jubland ,si deg deg ahna ku dhamaysoKhilaafka kala dhexeeya Maamul Goboleedka Jubland.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS