Donald Trump oo Hanjabaad adag u diray Madaxwaynaha Turkiga.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka aysan hor istaagi doonin Ciidmada Turkiga ah  ee doonaya in inay weeraraan Kurdish-ka Syria, hase yeeshee waxa uu ku hanjabay inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga, haddii ay ku fogaadaan arintaas

“Haddii ay sameeyaan wax aan rumeysannahay inaysan ahayn bani’adamnimo” ayuu Trump u sheegay weriyayaasha, “waxaa asiibi doona dhaqaale burbur iyo carro.”

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS