Maxwaynaha Soomaaliya oo Tacsi u dirayDhigiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.

Madaxwaynaha Dowlada federaalka Dalka soomaaliya  Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxa uu warqad Tacsi ah la wadaagay dhigiisa Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar geele oo walaalkiis Sacad Cumar geele geeriyooday

“Waxa na soo gaaray warka naxdinta leh ee dhimashada marxuumka oo la dhashay walaalkey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Waxaan Dowladda, qoyska marxuumka iyo guud ahaan shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ee aan walaalaha nahay u dirayaa tacsi tiiraanyo leh.”

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS