Shirwaynihii ONLF oo maanta si ramsi ah uga furmay magaalada Godey + Video

Waxaa hoolka Shirarka ee Kuliyada Beerada ee Dagmada Godey si rasmi ah uga furmay shirwaynihii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo indhawaalaba laga dhursugayay.

Kumanaan isugu jira xubnaha JWXO, Taageerayaasha halganka iyo Marti Sharaf heer sare ah ayaa goobta shirka soobuux dhaafiyay waxaana si habsami ah usocda howlaha shirka.

Shir gudoonka ayaa lagu wadaa in ay goordhaw akhriyaan ajandayaasha shirka, kuwaas oo ay ergadu kadoodi doonto.

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS