Toos udaawo Doorashada Afhayeenka Baarlamaanka Puntland

Xildibaanada baarlamaanka Puntland ayaa maanta gudoomiyaha baarlamanka ee 4-ta sanno ee soo socota u doortay Abwaan Cabdirashiid Yusuf Jibriil.

Guddoomiyaha cusub ee la doortay ayaa horey uga tirsanaa maamulkii madaxweynihii hore ee Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas.

Doorashadiisa ayaa timid toddobaad kadib markii mooshin xilka looga qaaday guddoomiyihii hore ee baarlamanka Cabdixakiin Dhoobo-Daareed.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS