Xaflad Balaadhan oo magaalada Jigjiga loogu qabtay Gudoomiyah ONLF

Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee Gobolka Faafan ayaa xaflad soodhawayn ah usameeyay Gudoomiyah cusub ee JWXO, Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi (Maadey).

Howl-wadeenka iyo xubnaha JWXO ee Gobolka Faafan ayaa qado heer sare ah usameeyay Gudoomiyaha JWXO iyo Xubnaha Golaha Dhexe Ee cusub, kuwaas oo dhawaan kasoo laabtay Dagmada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeelle.

Gudoomiyaha JWXO Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi ayaa qadadii kadib kasoo qayb galayaasha xaflada ujeediyay khudbad taariikhi ah, wuxuuna gudoomiyuhu kudheeraaday ujeedada aan isbadalin ee JWXO lagu yaqaano

Daawo Muuqaalka

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS