Sheekh Umal oo ka hadlay dhacdadii kaga dhacday Muqdisho

Sheekha Caanka ah ee sheekh Maxamed Cabdi Iley ayaa markii ugu horaysay si caddaan ah waxa uu uga hadlay arintii layaabka lahayd ee ku qabsatay magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya…Hoos ka Daawo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS