Video: Qaabka Xulitaanka Baarlamaanka Cusub Ee Galmudug oo la shaaciyey
Guddiga Frasamada ee Maamul Dhisidda Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa ku dhowaaqay jadwalka cusub ee doorashada baarlamaanka iyo madaxweynaha maamul goboleedka.
War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in baarlamaanka Galmudug lasoo xuli doono..