Maxay Tahay Warbixinta Golaha Ammaaku kasoo saaray Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay dawladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada inay dib u billaabaan wadahadalkooda si ay u xalliyaan khilaafka u dhexeeya.

Warbixin kasoo baxday Golaha Ammaanka ayaa lagu sheegay inay walaac ka qabaan in khilaafkaasi uu caqabad ku noqon karo fulinta ajandayaasha qaran. Daawo Waribinta..

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS