Xisbigii Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide oo ku Biiray EPP Ethiopia

Shirkii gudiga fulinta, XDS ee lagaga doodayay barnaamijyada siyaasadeed iyo xeer-hoosaadka xisbiga Barwaaqada ee PP, ayaa soo gaba gaboobay.

Eng, Maxamad Shaale Isaaq, madaxa xarunta dhexe ee XDS, ayaa uga waramay, wakaalada warbaahinta deegaanka soomaalida, go’ankii ka soo baxay shirka. Hoos ka Daawo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS