Deg Deg: Hereridiina Sida Soomaalida yaa loo qasbay oo Way ku Biireen

Shirwaynaha 11aad ee Harari National leageu ayaa 2dii maalmood ee lasoo dhaafay si qoto dheer looga arrinsanayey xeerhoosaadka,qaabdhismeedka, barnaamijka siyaasada iyo nidaamyada shaqo ee xisbiga iskudhafka ah ee ay ururada Bahwadaagta iyo EPRDF Kuwadaroobeen ee PP.
iyadoo shirwaynahan 11aad ee Xisbi HNL lagu goaamiyo codbuuxa lagu ansixeyey kubiirtaanka ee Xisbiga Talada dalka haya ee PP.

Sidoo kale Shirkan 11aad ee xisbiga Harari National leage ayaa lagu doortay 30 xubnood oo gole dhexe ah iyo 9 xibnood oo gudiga dabagalka iyo hanti dhawrka ah iyo waliba dhamaan boos buuxiyeyaasha 2da gole.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS