Gudoomiyaha ONLF oo la kulmay Raisal Wasaarihii hore Ee Soomaaliya

Gudoomiyaha #JWXO Abdirahman Sheekh Mahdi Maadeey ayaa kulan la qaatay Raysal wasaarihii hore ee wadanka Somaliya Cumar Abdirashiid Cali Sharmaarke.

Labada dhinac ayaa ka wada sidii loosii xoojin lahaa nabada iyo wada shaqaynta geeska afrika, Omar ayaa bogaadin usoo jeediyay Jabhada #ONLF iyo dawlada Itoobiya ba.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS