Deg Deg: Shirweynihii Xisbiga Soomaalida ee ka Taliya Jigjiga Oo Furmay

Waxaa hada si rasmi ah ufurmay shirwaynihii xisbiga dimuqraadiga soomaalida oo ka dhacaya hoolka shirarka ee Kali.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay madaxda ugu saraysa xisbiga iyo dhamaan xubnaha xisbiga ee degmooyinka,maamul magaalooyinka iyo gobolada deegaanka…

Riix Halkan oo ka Bogo Sawirada Shirka

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS