Ethiopia: Deegaanka Soomaalida iyo Xisbiga Mustafe Cagjar

Maalintii shalay ayaa shirweyne ka dhacay Gobolka Ismaamulka Soomaalida lagu ansixiyey ku biiritaanka xisbiga cusub ee Barwaaqada Itoobiya oo beddelaya xisbiga talada soo hayey ee EPRDF.

Horey waxaa u ansixiyey xisbiga amxaarada iyo kan Oromoda, inkasoo ay fikrado kala duwan ka imanayana hoggaamiyayaasha qowmiyadda Oromoda…

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS