Odayashii Sooxuli lahaa Baarlamaanka Galmudug Oo lagu Armray

Guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug oo maanta billaabay xareynta odayaasha saxiixayaasha Galmudug, ayaa qaar kamid ah odayaasha dejiyay deegaannadii loo qorsheeyay, si ay u guda galaan hannaanka soo xulista xildhibaannada oo qayb ka ah dhameystirka dhismaha Galmudug loo dhanyahay..

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS