Daawo: Axmed Madoobe Oo Boosaaso Loogu soo Dhaweeyey Si aan Horay Loo arag

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho tariikhi ah ku tagay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Shir ay Saxaafada u qabteen labada Masuul soo dhawaynta kadib ayuu Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani ka sheegay in ay maanta tahay maalin weyn oo Madaxweynaha Jubbaland uu booqasho taariikhi ah ku yimid Boosaaso taas oo cadayn u ah iskaashiga iyo Xiriirka wanaagsan ee labada dhinac ka dhexeeya waxaa uu intaas ku daray in ay ka wada shaqaynayaan ilaalinta iyo dhaqangalinta hanaanka Federaalka ah iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS